Maandooriye & raggii ka ganacsanayey oo Muqdisho lagu soo bandhigay (Sawirro)

Ciidanka Booliska Soomaaliyed gaar ahaan Ciidanka Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho iyo deegaannada hoos yimaada ka wada Howlgalka la dagaallanka Muqaadaraadka iyo Buracada hubaysan. Qoraal kooban oo ka soo baxay Booliska ayaa lagu sheegay in ciidanku ay duleedka Degmada Kaaraan ku gubeen dhowr Juwaan oo iskuugu jira waxyaabaha maanka dooriya. Waxyaabaha … Continue reading Maandooriye & raggii ka ganacsanayey oo Muqdisho lagu soo bandhigay (Sawirro)